Madaxweyne Deni oo ka dhoofay Garoowe & dalka uu ku sii jeedo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo gebagebeeyey safarkiisii gobolka Mudug ayaa safar shaqo maanta ugu ambabaxay dalka Shiinaha. Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda safarkiisa ayaa ku dheraaday arrimaha muhiim ka ah ee uu daaran yahay socdaalka isaga iyo weftigiisa ee dalka Shiinaha, waxaana uu xusay in dalkaasi ay u tegidoonaan iskaashi ganacsi. … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka dhoofay Garoowe & dalka uu ku sii jeedo (Daawo Sawirro)